Wasiirka Arrimaha Dibadda oo arrimo Muhiim ah kala hadlay Mohamed Bamba (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa  ku qaabilay xafiiskiisa , Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) u qaabilsan Soomaaliya, Amb Mohamed Bamba M. Boba. Kulanja dhax maray labada masuul ayaa looga wada hadlay sidii loo sii wadi lahaa, loona ballaarin lahaa howlaha samafal ee ururku ka wado dalka Soomaaliya, loona … Continue reading Wasiirka Arrimaha Dibadda oo arrimo Muhiim ah kala hadlay Mohamed Bamba (Sawirro)